War Deg Deg ah:Madaxweeynahii Hore Ee DDSI oo Xabsigga la dhigay!!

Reading Time: < 1 minute

wararka nagasoo gaaraya Magaalada Adi’s_ababa ee dalka itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in xabsigga la dhigay Madaxweeynahii Hore ee Dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cu mar

Sawiro lasoo qaaday ayaa laga dheehan karay sawiradiisa iyadoo ay galbinayaaan Ciidamo gaar ah kuwaaasi oo xabsigga usii wado

Xarigga Cabdi ileey ayaa waxaa ay aad u rumeeyneeysaa hadalkii Madaxweynaha cagjar