War Deg Deg ah:-Wasiir Isku Casilay Musuq-maasuq lagu Eedeeyay

Reading Time: < 1 minute

Wasiirkii degaanka Puntland  Dr Cali Cabdullaahi Warsame ayaa ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib muddo dheer oo uu wasiir ka ahaa xukuumadihii kala duwanaa ee soo maray maamulka Puntland,sababta iscasilaadiisa ayaa lagu sheegay khilaafsoo gala dhex galay Madaxweyne Gaas

Wararka ayaa sheegaya in Cali Cabdullaahi Warsame  ay maalmihii lasoo dhaafay wajahay Fadeexad ka dhalatay saddex mashruuc oo dhamantood muhiimad  u lahaa Shacabka Puntland, oo ay ku jiraan Labo mashruuc oo ay dawladda Jarmalku ka hirgalinaysay Puntland oo joogsaday.

Madaxweynaha  Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali gaas ayuu ku eedeeyay in uu daneeysanaayo islamarkaana Dantii guud uu dayacay