War Deg deg ah: Sheekh Shaakir oo la Weeraray

Reading Time: < 1 minute

Wraraka aynu ka hellay Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Rasaas xoogan lagu furay madaxa xukuumadda Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay meel u dhaw xarunta INJI ee magaaladaasi goordhow ku rasaaseeyeen madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Xildhibaano ayaa noo xaqiijiyey in ciidanka dowladda ay rasaaseeyeen guri uu ku sugnaa Sheekh Shaakir.

Halkaan kala soco iixii ku soo kordha iyadoo xaalka Magaalada uu hadda aad u quasar yahay.