War Deg Deg Ah: R/Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Saxeexay in Dekadda Berbera 70% shisheeye Itoobiya ku jirto lagu wareejiyo isagoo ka wakiil ahaa Dawladda iyo Farmaajo.

Reading Time: < 1 minute

Waxaa manta mar kale Taariikhda Somaliya meel madow ka galay Mdaxweyne Farmajo  Iyo R/Wasaare Xasan Cali Kheyre. Dalka Imaaraadka ayaa waxaa uu Xasan Cali Kheyre ku saxeexay in  Dekadda Berbera Gacanta Somaliya laga bixiyo iyadoo loo kale qeybiyey Itoobiya iyo Imaaraadka. Heshiiskan oo muddo kooxa goonni isutaagga “Somaliland” Muddo wadwadeen, hasa yeeshee aan cidi ka dhageysan ayey maanta waxay ka saxeexdeen Xasan Cali Kheyre iyadoo Farmaajo uu ballanqaaday inuu heshiisyadaas Barlamaanka horkeeni doono.

MO waxay idiin soo gudbin doontaa heshiiska oo dhameystiran iyo sida loo kala saarsaday si ay u muujiso khiyanada qaran ee ay kukaceen Xasan Kheyre iyo Farmaajo.