War Deg Deg ah:-Qaraxyo is Xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo!!

Reading Time: < 1 minute

Wararka nagasoo  Gaaraya Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in bartamaha magaaladasi uu ka dhacay Qarax Xoogan,kaasi oo laga maqlay Inta Badan Xaafadaha Baydhabo

Ilaa iyo haatan lama shaacin Qaraxa waxaa uu yahay balse waxaa laga maqlay guud ahaan Magaalada Baydhabo.

 

Warkaan waxii ku soo kordho kala soco halkaan