War Deg Deg ah:-Qarax xoogan oo ka dhacay Agagaarka Villa Soomaaliya

Reading Time: < 1 minute

Qaraxaan jugtiisa ayaa Goordhow waxaa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Waxaa sidoo kale qaraxa kadib la maqlay rasaas farabadan iyo Uuro circa isku-shareertay,weli sirasmi ah looma halka uu qaraxa ka dhacay.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada dabka iyo Sayidka ee Magaalada Muqdisho.