War Deg Deg ah: Qarax ka dhacay Degmada Howl-wadaag

Reading Time: < 1 minute

Qarax xoogan ayaa goor dhaw laga Maqlay Magaalada Muqdisho,agagaarka Daalo waxana la soo sheegaya in khasaaro uu geystay.