War Dag Dag Ah Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Isgoyska Dabka Ee Magaalada Muqdisho
Wararka Ina Soo Gaaraya Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Uu Goobta Ka Baxsaday Gariga Qarxay Ruuxii Waday Isagoona Ka Dagay Ka Hor Inta Aanu Qaraxa Dhicin
Wixii Soo Kordha Waan Idinla Soo Socod Siin Doonaa Iyo Qasaaraha Ka Dhashay Inta Uu La Egyahay