War Deg Deg ah:-Puntland oo war kasoo saartay Dagaalka ka Socda Tuka-raq

Reading Time: < 1 minute

War Saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay dagaalka saakay dib uga bilowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool in ay soo qaadeen ciidamada maamulka Somaliland.

Puntland ayaa sheegtay in masuuliyada dagaalkan saakay dib uga qarxay deegaanka Tukaraq in ay qaadeyso maamulka Somaliland ay ku eedeeyeen in ay soo qaadeen, Puntland ayaana sheegtay in dagaalkaasi iska difaaceyso.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!