War Deg Deg ah:-Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay Golle Wasiiro oo Cusub (Aqriso Liiska Magacyadooda)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa goor-dhaw ku dhawaaqay Golaha Wasiiradda Maamulkiisa kuwaasi oo dhowrkii maalin ee lasoo dhaafay uu taagnaa murankoda.

Liiska Golaha Wasiiradda Ee uu Magacabaay Madaxweyne Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf,oo qeeyb ka mid ah lasoo gaarsiiyay MUQDISHO ONLINE ayaa waxaa uu gaarayaa ilaa iyo 2-wasiir iyo Wasiir ku xigeeno.