War Deg Deg ah:-Madaxweynaha Eritrea oo hada kasoo degaayo Garoonka aadan Cadde

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Eritrea ayaa goordhaweed soo  Magaalada muqdisho,waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga ayeey salaan sharaf ka qaateen,saxaafada in ay la hadlaan ayaa suuragal ah

Wafdiga ayaa Magalada Muqdisho waxa ay joogi doonaan Mudo laba Cisho ah waxana ay kulamo la qaadan doonaan Madaxweynaha Soomaaliya,iyada oo heshiisyo ay wada saxiixan doonaan

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!