War Deg Deg ah:-Kooxda Al-shabaab oo la Wareegtay Degmada Balcad

Reading Time: < 1 minute

Dagaalyahno ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa Saakay Aroortii weerar qorshaysan waxa ay ku qaadeen gudaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeela Dhexe.

Dagaalka ayaa waxa uu ka Bilowday Kontaroolka Dagmada Balcad waxaan rasaasta dhawaaqeedu ay ku  fiday Gudaha Degmada Sida goob-joogayaal ay xaqiijiyeen, intaas kadib waxaa xigay dagaal toos ahaa oo dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda.

Qasaaraha rasmigga ah Ee ka dhashay Dagaalkaasi Al-shabaab kusoo qaadeen Degmada Balcad Ee Gobolka Sh/dhexe ilaa hadda lama Xaqiijin karo maadaama ay si buuxda gacanta ugu hayaan