War Deg Deg ah : Iska hor-imaad ciidan oo ka dhacay Isgooyska Sanca (Faah-faahin)

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka nagasoo gaaraya Isgooyska sanco ee Magaalada Muqdisho waxaa halkaasi dagaal kooban uu ku dhex-maray ciidamo boolis ah oo bar control joogay iyo ciidamo Milatari ah.

Gaari Cabdi bile ah ayaa lagusoo waramayaa in uu jiiray koontarool waxaana intaas ka dib rasaas ku furay ciidankii booliska ahaa ee joogay goobta,taas ayaana sababtay in fooda la isdaro.

MOL ayaa loo xaqiijiyay in rasaastu ay socotay mudo dhowr daqiiqo ah waxaana ka dhacay qasaaro kala duwan.

Waxii kusoo kordha la soco

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!