War Deg Deg ah: Fahad yaasiin oo diiday in uu Tago kulanka Baarlamaanka (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Inta badan Mas’uuliyiinta Hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana su’aallo weydiinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Kusimaha NISA Fahad Yaasiin ayaa maanta tagin xarunta golaha Shacabka, waxaana uu ka mid ahaa dadkii looga yeeray kulanka Golaha Shacabka.

Taliyeyaasha Booliska, Asluubta iyo Milateriga iyo Wasiiradda Difaaca iyo Amniga ayaa ku sugan goobta.