War Deg Deg ah:-Duqeeyn ka socoto Magaalada Muqdisho iyo weerar madaafiic ah oo la maqlaayo

Reading Time: < 1 minute

Wararka nagasoo gaaraya Magalada muqdisho  ayaa waxaa ay sheegayaan tiro madaafiic ah waxa ay ku soo dhaceen Xaafada Xalane ee degmada Wadajir,sida ay sheegeen dad ku sugan Xaafadaas.

Madaafiicdaas oo aan ilaa iyo hadda la garan halka laga soo tuuray ayaa jugtooda waxaa laga maqlay inta badan Xaafadaha degmada Wadajir,waxaana dadka Xaafadaas ay sheegeen inay maqleen jugta ilaa Afar Madfac.

Duqeentaasi madaafiicda ah ayaa sidoo kale waxaa ay ku dhaceen qeeybo ka mid ah degmada hodon

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Gudaha Xalane ay ku dhaceen Madaafiicda,balse aan weli la garan karin khasaaraha ka dhasahay.

Laamaha amniga ayaa la rumeeysan yahay in ay ku fashilmeen wax ka qabashada amniga Magaalada caasimada ah ee muqdisho

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!