War Deg Deg ah : Dowlada Soomaaliya oo saacadaha soo socda ka hadli doonto Arinka kenya!!

Reading Time: < 1 minute

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in galabta ay soo saari doonto Warsaxaafadeed ay uga jawaabeyso hadalkii dowladda Kenya ee xiriirka labada dal.

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Ahmed ayaa goordhow bartiisa ku daabacay warkaan.

Dhinaca Kale Abdinor Mohamed Ahmed ayaa aa beeniyay in ay jirto qoraal ama hadal ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya xili qoraalo fake ah lagu daabacay baraha bulshada ee Internateka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!