War Deg Deg ah: Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Go’aanka Kenya ee Wajeer (War Dabacsan oo kasoo Baxay)

Reading Time: < 1 minute

Dowlada Somaliya ayaa war-saxafadeed ka soo saartay go’aankii dowlada Kenya ey ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa Ee Muqdisho iyo Nairobi.
Diyaaradaha ka soo duulaya Muqdisho ayaa lagu amray in ey soo maraan garoonka diyaaradaha Wajer Ee Gobolka waqooyi bari Kenya.