Wararka nagasoo gaaraya Magaalada Muqdisho Gaar ahaan xaafada Carta ee degmada heliwaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu arkay meeydka ruux la jar-jaray kaasi oo dilkiisa loo adeegsaday Maangad,sida ilo deegaanka ahi-noo xaqiijiyeen.
Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray cali laami,waxuuna ahaa ruux ka ganacsan jiray xoolaha nool,waxuuna ahaa ruux si weeyn xaafadaasi looga garanaayo.
Ilaa hada si cad looma ogaan cida geeysatay falkaan,waxaana ay noqotay dhacdadaan mid aad loola yaabay.
https://youtu.be/2hu7jAgy46c