War Deg deg ah : Dawladda FS oo Itoobiya u adeegsatay in la qafaasho Mukhtaar Roobow iyo Dagaal socda

Reading Time: < 1 minute

Deg_Deg Cidamada Ethiopia ayaa hadda bilaabay hawlgalkii ugu horreeyey oo xiray Musharrax  Sheekh Muqtaar Robow Kadib Markii weerar ay Ku Soo qaadeen  Musharraxa. Ciidamada oo la sheegayo inay si xun u jirdileen waa qaateen Isagoon  hadli karin Oo uu miirka Ka tagey  lamana oga xaalkiisa hdada waxa uu ku suganyahay Iyo goobta la aadeen.

Waxaa goobta ku sii socda wariyaheenna Baydhabo halkaan kala soco wixii ku soo kordha.