War Deg Deg ah:-Dagaal U Dhaxeeya Ciidamo u Abaabulan Qaab qabiil oo hadda ka socdo Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaaraya xaafadda haanta-dheer ee Degmada Daayniile ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka soconaayo dagaal xoogan oo u dhaxeeyo Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya oo u Abaabulan qaab Qabiil.

Dagaal oo ah mid la isku adeegsanaayo qoryaha fud fudud ayaa lagsuoo waramayaa in uu ka bilaawday is qabqabsi dhuleed iyadoo ka dibna la isku Ciidan wacday.

Dadka Deegaanka ayaa waxaa ay inoo xaqiijiyeen in uu jiro qasaaro ka dhashay Dagaal labada dhinac u dhaxeeya

Waxii  kusoo Kordha La soco Insha’allah