War Deg Deg ah:-Dagaal Culus oo ka dhacay Gobolka Sh/hoose iyo Dad Fara-badan oo la Afduubtay!!

Reading Time: < 1 minute

Galabta casir liiqii ayaa waxaa dagaal culus uu degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxa uu ku dhwxmaray laba maleeshiyo beeleed

Dagaalka ayaa yimid kadib markii  Dad rakaab ah wadada loo galay islamarkaana la afduubtay qaar ka mid ah dadkii gaarigaasi saarnaa

Qof ka mid ah dadka degmada Afgooye ayaa Warbaahinta u sheegay in dagaalkaas uu socday mudo kooban isla markaana ay ku dhinteen Sedax ruux