War Deg Deg ah: C/casiis Lafta-gareen oo ku guuleeystay Doorashada Madaxtinimo ee K/galbeed

Reading Time: < 1 minute

Wararka nagasoo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay ayaa waxaa ay sheegayaan in xilka madaxweynenimo ee Maamulka K/galbeed in uu ku guuleeystay

Codad kor u dhaafaya 100  ayuu helay waxaana uu sidaasi ku noqda y Madaxweynaha Afarta sano ee soo socoto ee Maamulka K/galbeed.

C/casiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa la rumeeysan yahay in uu taageero xoogan ka helaayay dowlada federaalka ah Ee Soomaaliya.