Wararka nagasoo gaaraya Jaamacada Soomaaliya qeeybta Baar Ubax ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Gabar Ardayad aheed.
Kooxo Bastoolado ku hubeeysan ayaa gabadha ku dhuftay Dhowr Xabadood sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Ardayda Jaamacdda iyo Maamulka
Kooxdii dilka geeysatay ayaa Goobta ka Baxsatay mana la ogo ilaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee dilkaasi ka dambeeysa