Waxa wararka ka imanaya Madaxtoyada Soomaaliya ay shegayan in uu socdo kulamo kala duwan oo Dowladaha Qatar shaqsiyadka u jooga Muqdisho ay dagaal xoogan ugu jiraan sidii ay ku heli lahaayeen Shaqsiga noqonaya Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka mid iyaga siyaasadooda raacsan.
Fahad Yaasiin oo Dowlada Qatar Soomaaliya u matalaya ahna Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa kulamo gaar ah ka wada Madaxtooyada Soomaaliya wuxuuna doonayaa shaqsiga noqonaya Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka inuu ahaado mid ku shaqeeya siyaasada Dowlada Qatar ee Soomaaliya.
Sido kale Saaxibada kooxdaa Madaxtoyada aya kala aragti duwan iyado Kheyre iyo Farmaajo ay shaqsiyad kale kala wataan iyago danahooda ka ariminaya aya waxa ay shaqsiyadka ay donayan in badal kaga dhigaan Prof jawaari,Loolankan xoogan ee loogu jiro xilkii uu iska casilay Mudane Jawaari ayaa xiiso gaara u yeelaya tartan loo galayo doorashada xilkan.
Sedexda hogamisa Kooxda Qiyaano Qaran ee Fahad,Kheeyre,Iyo Farmaajo aya hada kala aragti duwan waxa ayna dhamantood ay u socdaan in ay afduuban Golaha Shacabka,
Fahad oo Qadar donaya in uu u afduubnaado Golaha Shacabka,Kheeyre oo doonaya in uu isaga Maamulo Golaha oo uu Kheyraadka Dalka uu daniihiisa u is ticmaalo,iyo Mw/farmaajo oo dhankiisa donaya in uu danaha Kheyre fuliyo si ay uwada dhadhansadan Kheyraadka dalka oo umada u wada dhaxeya,iyo in ay Qadar fartay in uu magacabo shaqsi danahoda fuliya.
Gudomiyihi Xilka Iska casilay ee Jawaari aya Xildhibaandda Kol sii horeysay kaga digay in ay ka feejignaadan in la afduubo Golaha Shacabka oo ay doneyso in Xukumada ay faraqa ku ridato.