Wafuud kala duwan oo ku wajahan magaalada Cadaado

Reading Time: < 1 minute

Iyada oo ay shalay horay u tageen magaalada Cadaado wafuud ka socotay labada aqal ayaa sidoo kale waxa maanta iayaga safar u ah degaankaCadaado wafuud kale oo isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

Madaxweyne Xaaf ayaa habeenkii xalay ahaa kulamo la qaatay qaar ka mida xildihibaanada  iyo waxgaradka ka soo jeeda Galmudug. Wasiirada iyo Xildhibaanada ayaa doonaya ay  qayb ka noqdaan wadahadala looga hadlayo mustaqbalka Galgaduud.