Wafdi uu hoggaaminayo MW Xasan Sheekh oo goordhow ka degay Kismaayo

Reading Time: < 1 minute
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Jubbaland.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaloweeyay Madaxda maamulka iyo Boqolaal dadweynaha magaaladaas. Safarka Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu la xiriir sidii xal waara loogu heli lahaa xaaladan cakiran ee ka jira Dowlad Goboleedka Jubbaland.