Wafdi  la balansanaa Axmed Madoobe oo  ka socda Midowga Yurub  ayaa Muqdisho lagu xanibay (Ogoow sababta)

Reading Time: < 1 minute

Wararka aan heleeyno ayaa waxaa  in garoonka aadn cadde laga celiyay wafdi ka socday Midowga Yurub kuwaasi oo kusii jeeday Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbland islamarkaaana la balansanaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed maxamed Islaam (Axmed Madoobe)

Dowladda Somalia ayaa ka hor istaagtay Wafdi ka socday Midowga Yurub oo u safri lahaa Kismaayo inay ka dhoofaan Garoonka Muqdisho,Wafdigan ayaa la balansanaa Madaxwaynaha Jubbaland, Axmad Madoobe.

Saraakiisha Garoonka ayaa lagu wargeliyay in aysan  bixi karin wafdigaasi ka socda Midowga Yurub islamarkaana ayna u duuli karin kismaayo amarkaan ayaa kasoo baxay Villa Soomaaliya Sida MOL loo xaqiijiyay.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayeey u egtahay arinkaani in culeeys-lagu saaraayo,waana qeeyb ka mid ah caburin dowladu ku heeysto Maamul goboleedyadda