Wafdi Kenyaan ah oo booqday Ciidanka Kenya diidayna in ay la kulmaan DFS

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta safar aan horay loo shaacin ku tagay degaano ka mida Soomaaliya wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Gaashandhiga ee dalka Kenya Amb. Raychelle Omamo oo uu la socdo  taliyaha ciidanka dalka Kenya  General Samson Mwathethe.

Safarka wafdiga ayaa ujeedadiisu ahayd in ay ugu soo hambalyeeyaan ciidankooda ka howlgala Soomaaliya ciida  Kirismaska. Wafdiga ayaa ka biyo diiday in ay qaabilaan ama ay la kulmaan madaxda Dowlada Fedaraalka oo uu ku jjrto wasaaradda Gaashandhiga.