Wafdi ka socda Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada Hargeysa

Reading Time: < 1 minute

Wafdiga uu  hogaaminayo sii hayaha Xilka Safiirka Tim Trenkle ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa. Safarka wafdiga ayaa lagu sheegay inuu ujeeddada safarkooda lagu tahay mid la xiriirta Arrimaha Siyaasadda ee taagan Somaliland, gaar ahaan Colaada ka taagan magaalada Laascaanood.

Safarka ayaa ku soo aadaya iyada oo xaalada badi’aadmino ee ka taagan deegaanka Laascaano ay sii kordhayso.

Safiirka Maraykanka ee Soomaliya oo gaarey Hargeysa.

Dhanka kale safarka imaanaya iyada oo  dagaalka Laascaanood uu galay maalintii 18naad.