waxaa la xirey wadooyin dhowr ah oo ku yaala magaalada muqdisho iyadoo aan waxba laga soo qaadan hadalkii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in aan wado la xiri karin.
Wararka ayaa sheegaya iney wadooyinkaasi xireen ciidamo ka amar qaata Raiisul Wasaare Kheyre lamana oga sababta.
Dhinaca kale waxaa socda wadahadalo Madaxweynuhu la leeyahay qaar ka mid ah duqowda dhaqanka Muqdisho.
Wararku waxay tibaaxayaan inuu jiro khilaaf u dhexeeya Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaarihiisa.
So kastaba Magaaladu waa ay foolaneysaa ee Alahayoow sidii roon,Guusha shacabka iyo Magaalada ayaa aad u kacsan