Wadooyinka Muqdisho oo xiran iyo Wararkii ugu dambeeyay!!

Reading Time: < 1 minute

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta xiran,waxaa sababta loo xiray ay tahay in wasaarada gaashaandhiga lagu qabanaayo munaasabada xuska 12-ka April oo maanta laga dhigay lanasoo hor-mariyay

Isgoysyada qaar ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan,iyada oo dadka qaar ay lugeynayaan.

Dadka ku nool Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey xirnaanshaha wadooyinka oo soo now noqday,waxaana ay sheegeen in Shaqooyin badan oo ay leeyihiin ay ka baaqsadaan.