Wadooyinka Muqdisho oo xiran iyo wafdi balaaran oo kusoo wajahan!!

Reading Time: < 1 minute

Qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa  maanta xiran, kadib markii ciidamada Nabad Suggida ay xireen wadooyinkaasi sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Dhamaan Isgoysyada gaadiidka ay maraan ee Magaalada gudaheeda ayaa ciidamada ay xireen, sidoo kalena lama ogolo gaadiid u gudbaya dhanka wadada Maka Al-Mukarama, marka laga reebo kuwa ay wataan madaxda dowladda.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xirnaanshaha wadooyinka Magaalada Muqdisho oo ciidamada dowladda ay kala xireen, balse arrintaan ayaa loo sababeynayaa arrimo ku aadan dhanka ammaanka,waloow Madax sare oo ka socda dalalka itoobiya iyo elaratiya ay kusoo wajahan yihiin muqdisho