Wadooyinka Muqdisho oo saakay Xiran iyo Shacabka oo lugtooda maalaya!!

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta xiran,waxaa sababta loo xiray ay tahay in xurunta golaha shacabka ay ku kulmayaan mudanayaasha baarlamaanka

Isgoysyada qaar ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan,iyada oo dadka qaar ay lugeynayaan.

Dadka ku nool Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey xirnaanshaha wadooyinka oo soo now noqday,waxaana ay sheegeen in Shaqooyin badan oo ay leeyihiin ay ka baaqsadaan.

Advertisements
Xayeeysiin