Wadooyinka Muqdisho oo Maanta  xiran iyo  Ciidan xoogan oo lasoo dhigay (SAWIRO)

Reading Time: < 1 minute

Ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay saqdhaxe lagu soo daadiyay, waxaana Xiran dhamaan wadooyinka waaaweyn ee Dhax mara Muqdisho.

Madaxda Ethiopia iyo Eritrea ayaa Saacadaha soo socda soo gaari doono magaalada Muqdisho, oo laga dareemayo khilaafka Siyaasadeed ee madaxda dalka.

Dhanka kale Imaanshaha madaxdaasi ayaa waxaa magaalada Muqdisho laga dareemayaa mooshin laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo, oo wali aysan ka doodin Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!