Wadooyinka Muqdisho intooda Badan oo saakay Ciidan lasoo dhoobay!!

Reading Time: < 1 minute

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta xiran,waxaa sababta loo xiray ayaa ah in kulanka golaha shacabka uu maanta furmaayo

Isgoysyada qaar ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan,iyada oo dadka qaar ay lugeynayaan.

Dadka ku nool Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey xirnaanshaha wadooyinka oo soo now noqday,waxaana ay sheegeen in Shaqooyin badan oo ay leeyihiin ay ka baaqsadaan.