Waasidee Xaalada Magaalada Dhuusa-mareeb kadib dib udhicii Doorashada Galmudug

Reading Time: < 1 minute

Waxaaa Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug kasocda Siyaasado isdiidan oo iska soo horjeeda waxaana Magaaladu ay tahay mid aan lehayn meel jaan iiyo cirib ladhigo.

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay dhuusa-mareeb kusii qulqulayay Xildhibaano Siyaasiyiin Ganacsato kuwaa oo doonaya in ay door muuqda kuyeeshaan Siyaada Gulmudug.

Dhib u dhicii kuyimid Doorashada Galmudg kadib majiro wax war ah oo kasoobaxay Gudiga farsamada Maamul usameynta Galmudug waxaana in laqabto Doorashada Madaxweyne ee Galmudug ey e heeday Shalay o ay Bisha December eheeday 17 ilaa iyo hadana mamuuqdo ififaalo muuqda oo cadaynaya inlaqabanayo Doorasho iyo waqtiga laqabanayo kadib hesheeskii Ahlusuuna iyo Dowlada Federaalka Soomaalia.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!