Waare oo lagu eedeeyay in uu boob kuhayo Dhul ayleeyihiin Dad danyar ah

Reading Time: < 1 minute

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hiirshabeelle ayaa waxa lagu ee daynayaa in uu boob kuhayo Beer ay leeyihiin Dad Maskiinka  ah oo kutaala agagaarka Madaxtooyada Hiihshabeelle.

Dadkaan oo nala hadlay ayaa waxa ay inoo sheegeen in uu Waare Beertooda uu dejiyay Ciidamado katirsam Amison kuwaa oo ilaaliya Madaxtooda Hiirshabeelle.

Qoyskaan ayaa waxa ay ka codsaneen Madaxweynaha Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in uu wax kaqabto Boobkaa uu Dadkaa ku hayo Madaxweyne Waare waxa ayna sheegeen in ay san joojin doonin dacwada ilaa xaqooda ay kahelayaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!