Waaa Side Xaalada Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan

Reading Time: < 1 minute

Maamulka degmada Buulo-barde ayaa sheegay in degmada xili go’doon ay ku jirto ay dadaal ugu jirto sida xaalada ay wajaheyso kaga gudbi laheyd.

Gudoomiyaha buulo-barde ayaa sheegay in degmada ay hawada kaliyah weli u furan tahay balse dadka ay bilaabeen in ay garab istaagaan maamulka degmada ka dhisan.

Gudoomiye Cabdi Daahir Guure aya sheegay in hada hoos ay u dhaceen cuduro ka jiray degmada islamarkaana haatan xarumo xaafimaad oo dadka loogu adeegayo bulshada ay degmada ku yaalaan.