waa sidee Xaaladda deegaanka Ceelcade

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta degan Xaaladda deegaanka Ceelcade ee Gobolka Hiiraan oo ay shalay ku dagaalameen Shacabka deegaanka  iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab.

Dagaalkaas ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac ee degaankaas ku dagaalamay shalay.

Sidoo kale deeganka Ceelcade ayaa waxaa ku sugan Dadka Shacabka ee dagaalka la galay Al-Shabaab.

Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa deegaanada Gobalka Hiiraan ku soo laalaabtay dagaalada u dhexeeya Dadka Shacabka iyo Al-Shabaab.