Waa maxay ujeedada ciidamada Itoobiyo iyo Eritereeya ee dalka la keenayo dhawaan (Xog – Daawo)

Reading Time: < 1 minute

Waxa la filayaa in mudo ka yar labo bilood dalka ay soo gali doonaan ciidamo kor u dhaafaya 20,000 oo isugu jira Itoobiyaan iyo Eritereeya kuwaas oo intooda badan saldhig looga dhigi doono magaalada Muqadisho iyo guud ahaanba koonfurta Soomaaliya. Ciidanka oo ujeedooyin badan laga leeyahay ayaa waxaa laga diyaariyay warbixin cod ah oo si buuxda uga hadalaysa ujeedooyinka laga leeyahay ciidankaas.

Halkaan ka daawo kana dhagayso warbixintaas