Waa Imisa Tirada Saxda ah Ee Mooshinka Ka Gudbisay Gudoomiye Jawaari,Imisa ayaana ka Laabatay!!!

Reading Time: 2 minutes

Warbaahinta ayaa heshay Liiska Xildhibaanada saxiixay Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Pro. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari

Xildhibaanadaan ayaa guud ahaan marka tiradooda la isku geeyo noqonaya ilaa 193 Xildhibaan.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso Liiskooda oo dhameystiran: