W.A. Gudaha  oo sheegtay in ayan aqoonsanayn doorashada Gudoomiyaha B. Jubbaland

Reading Time: < 1 minute

Qoraal ka soo baxay wasaarada arimaha Gudaha ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ayan aqoonsanaynin natiijada ka soo baxay doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in uu  yahay mid daba socday qoral horay uga soo baxay Dowlada Fedaraalka oo looga biyo diiday geedi socodka doorashada Jubbaland.

Halkaan ka aqriso qoraalka ka soo baxay dowlada Fedaraalka:

[pdf-embedder url=”http://46.101.175.207/wp-content/uploads/2019/08/Warsaxafadeed.pdf”]