Villa Soomaaliya oo aan ku guuleeysan Qorshahii Xaraashka Shidaalka Iyo Shirka oo lasoo Gabagabeeyay (VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Waxaa lasoo gabagabeeyay shirkii maanta ka furmay Magaalada London ee dalka Ingariiska kasi oo ay ka qeeyb-galeen masuuliyiin uu ka mid yahay R/wsaaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Cabdi wali shiikh Ibraahim Muudeey.

MOL ayaa waxaa loo xaqiijiyay in shirkaasi lasoo gabgabeeyay islmarkaana ay kasoo baxeen qodobo,Wasiirka Batroolka ayaana ka warbixiyay.

Dadka kasoo qeeyb-galay shirka qaarkood ayaana ogeeyn danta ugu jirta Soomaaliya in shirkaan la qabto,taasi oo cadeeyneeysa in shirkaasi yahay mid hoos-gelis ah.

Banaanbax xoogan ayaa Maanta ka dhacay banaanka hore ee goobta shirka lagu qabanaayo iyagoo diidanaa in la xaraasho shidaalka dalka.

Kooxda Villa Soomaaliya ayaana ku guuleeysan qaar ka mid ah qorshayaalkoodii ahaa xaraashka ka dib markii ay kaceen qaar ka mid ah Bulshada oo arintaan ka dhiidhiyay