Reading Time: < 1 minute
Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.
MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO
307 days
02 hours
37 minutes
30 seconds

Sida ay ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada noo xaqiijiyeen waxaa xanuun loo maleynayo caabuqa CORONAVIRUS la il daran laba ka mid ah shaqaalaha guriga MW Farmaajo ee Villa Somalia.

Labada qof oo mid ay tahay haween midka kalana uu ka mid yahay ilaalada guriga Madaxweynaha ayaa seddexdii maalmood ee u danbeeyay la il daran xanuun leh calaamadaha caabuqa corornavirus.

Waxaa shalay ilaa maanta lala tacaalayaa marawada MW Farmaajo oo iyadana la itaal daran xanuun aan la garaneyn, balse shaki badan ay ka qaadeen shaqaalaha iyo ciidanka waardiyeeya Villa Somalia kaddib markii loo diiday in ka hadlaan xanuunkeeda. Waxaa sidoo kale guriga kula nool hooyada dhashay Madaxweyne Farmaajo oo ah qof da’a

 

Labada qof ayaa loo diray guryahooda kaddib markii ay sheegeen in uu ku dhacay hargab, waxay ahayd in la geeyo goob lagu karantiilayo ilaa laga ogaanay in waxa haya aay yihiin hargab ama ay qabaan caabuqa coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here