Meydadka Shan Qof oo Shacab ah kuwaasi oo la sheegay inay laayeen Ciidamada Kumaandooska ee loo yaqaan Bangaraafta Soomaalida iyo kuwa Mareykanka ee ku sugan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Maanta la keenay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho,Dadkan ayaa saxaafadda loo soo bandhigay meydadkooda.
https://youtu.be/wP3jTkDb7Wo