VIDEO: Madaxweyne Farmaajo oo weerar aan loo meel-dayin ku qaaday dadka kasoo horjeedo Siyasadiisa

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad xasaasi ah oo uu ka jeediyay xiritaanka kalfadhiga baarlamaanka ayuu si weyn uga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka.

Waxaa uu soo hadal qaaday go’aankii ay xildhibaanada aqalka sare xariirka uga jareen Xildhibanaada golaha shacabka, taas oo uu ku tilmaamay mid sida maamul goboleedyada oo kale ah kuwaas oo horey xariirka ugu jaray DFS.

https://youtu.be/bP7jKj2YaSI

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!