Wararka ka imaanaya Magaalada Berbera Ee Maamulka Soomaaliland Ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi laga dhaga dhagax dhigay Dekad Cusub oo Imaaraadka Carabta adeegsanaayo
Masuuliyiinta Maamulka Soomaaliland Ayaa ka qeeyb-galay xafladaasi, waxaana ay si weeyn usoo dhaweeyeen qorshaha dhisada dekedaasi.
Dowladda imaaraadka carabta ayaa dowladda soomaaliya ka caawisa dhismaha dekedaha iyo dhisida iyo qalabeeynta ciidanka xoogga dalka.
Wallow maalmihii danbe uu xumaa xiriirka ka dhaxeeya labada dowladood balse imaaraadka carabta ayaa diyaar u ah inuu ka qeeyb qaato kobaca horumarineed ee dalka soomaaliya.