VIDEO:-Cali Maxamed Geedi oo u muuqda mid lagu amray ka hadalka mooshinka Farmaajo ayaa yiri”Baarlamaanka shaqadooda maahan”

Reading Time: < 1 minute

R/wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi oo ka hadlaayay mooshinka Mudanayaasha Golaha shacabka ay ka diyaariyeen Madaxweyne Maxamed C/laahi farmaajo ayaa u hadlay sidii qof lagu adeeganaayo,waxuuna sheegay in aysan sharciba aheeyn mooshin keenistiisa.

Cali maxamed Geedi oo la ogsoon yahay in uu mushaar joogto ah ka qaato villa Soomaaliya ayaa u muuqday mid lasoo diray oo lagu yiri hadal,sababtoo ah waxaa la arkaa kaliya marka ay xaaladu ku adkaato kooxda nabad iyo nolol.

Waxaa uu xusayaa in shaqadda Baarlamaanka ay tahay la xisaabtan,howsha ay hada hayaan sow maaha qeeyb ka mid ah Xisaabtankaasi,waxaa la filayaa in ay hadlaan qaaqlayaal kale oo villa soomaaliya lagasoo diraayo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!