Ururka argagaxisada Al Shabaab oo iska fogeeyay hadalkii hay’adda NISA

Reading Time: < 1 minute

Ururka Argagaxisada Al Shabaab ayaa iska fogeeyay hadalkii ka soo yeeray hay’adda NISA.  Al Shabaab ayaa  shaagraty inaan la ogaan karin haddii ay damcaan inay dilayaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble.

Waxa kaloo Al Shabaab ay sheegeen inay garanaynin qof la yiraahdo Maxamed Maahir. Iyagoo wax lala yaabo ku tilmaamay Qoraalkii kasoo baxay NISA. Qoraal Goordhow kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu beeniyay warka NISA ama inuu iyaga ka tirsan yahay qof Maxamed Maahir Lagu magacaabo.