U diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha Jabuuti oo soconeysa

U diyaar garowga soo dhoweynta madaxweynaha Jaamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadda ka socota Garoonka Aadan Cadde , Madaxweyne Farmaajo ayaa goor dhow tagi doona si uu soo dhaweeyo dhigiisa.

qabanqaabadda Soo dhaweynta Madaxweynaha Jabuuti ayaan hada mareysa meeshii ugu danbeysay iyadoo saacadah soo aadan uu soo gaari doono garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho